Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku le’day Qarax dhulka loogu aasay

Miino dhulka lagu aasay ayaa la soo sheegayaa iney la kacday maanta gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Juballand khasaare xoog leh ayaana ka dhashay. Gaariga ay miinada la la kacday ayaa ka mid ahaa kolonyo ciidamada Jubaland leeyihiin oo marayay inta dhaxaysa degmooyinka Afmadow iyo Dhoobley ee gobbolka J/hoose sida wararku sheegayaan. Ciidamadan … Continue reading Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku le’day Qarax dhulka loogu aasay